Akhriso:-Jadwalka Cusub ee Imtixaanka Shahaadiga Dowladda oo la shaaciyay

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Jadwalka cusub ee Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada sare ee dalka.

Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2018-2019 ayaa waxaa uu bilaaban doonaa Maalin Isniin ah oo Taariikhdu tahay 27-ka Bisha May ee 2019,isla markaana Imtixaankan ayaa waxaa uu yahay mid ku celis ah,kadib markii uu fashilmay midkii horey loo qaaday.

 

Hoos ka Akhriso Jadwalka Cusub ee Imtixaanka

Contact: Xafiiska Shabakada Allmareeg.online London, UK

Email : Allmareeg@gmail.com / Tel ÷447984240403