Akhriso:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Wasiiro cusub

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen ) ayaa magacaabay Wasiiru Dowlayaal kamid noqanaya Golahiisa Wasiirada.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa lagu soo dhameystiray xubno Wasiiru dowlayaal ka harsanaa Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso Wareegtada lagu magacaabay Wasiiru dowlayaasha cusub.

Contact: Xafiiska Shabakada Allmareeg.online London, UK

Email : Allmareeg@gmail.com / Tel ÷447984240403