DAAWO SAWIRRADA:Boqor Cabdullaahi Geedi Shadoor oo maanta si weeyn loogu soo dhaweeyay magaalada mogadishu.

Boqor cabdullaahi geedi shadoor oo bilooyinkii ugu dambeeyay ku maqnaa dalka dibadiisa ayaa dhawaan kusoo laabtay magaalada mogadishu, waxaana maanta xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo boqorka lagu soo dhaweeynaayay lagu qabtay magaalada mogadishu.

Xafladda ayaa waxaa kasoo qeyb galay odayaasha dhaqanka, ganacsato, siyaasiin, xildhibaano, haween iyo dhamaan bulshada inteeda kale

Contact: Xafiiska Shabakada Allmareeg.online London, UK

Email : Allmareeg@gmail.com / Tel ÷447984240403