Madaxweynaha koofur galbeed oo magacaabay wisiiru doolayaal cusub:

Allmareeg.com: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen ) Ayaa magacaabey Wasiiru Dowlayaal.

Xubnaha Wasiiru dowlayaasha ayaa waxaa ay gaarayaan sedex masuul, waxaana ka mid ah:-

Contact: Xafiiska Shabakada Allmareeg.online London, UK

Email : Allmareeg@gmail.com / Tel ÷447984240403