Maxaa ka jira Dadka soo jeeda Koonfur Galbeed in lagu laayay caawa Gaalkacyo.

10 Qof oo kasoo jeeda Koonfur Galbeed, ayaa caawa lagu dilay duleedka Galakacyo lagu toogtay halka kuwa kalane uu dhaawac soo gaaray .

Dilka ayaa la sheegaya iney geysteen maleshiyaad hubeysan oo ka careysan dil caawa Gaalkacyo loogu geystay Sarkaas kasoo jeedo Maamulka Galmudug, waxaana dadka la dilay laga dhax qabtay Gudaha Gaalkacyo.

 

Contact: Xafiiska Shabakada Allmareeg.online London, UK

Email : Allmareeg@gmail.com / Tel ÷447984240403