Puntland oo taageertay Xildhibaanada cusub ee Jubbaland.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowlad Goboleedka Puntland waxaa lagu taageeray Xildhibaanada Cusub ee ay ku dhawaaqeen Guddiga Doorashada Jubbaland.

Hambalyo iyo Bogaadin ku socota Xubnaha kusoo baxay Liiska Xildhibaanada ayuu Maamulka Puntland u diray 73-Xildhibaan ee Magacyadooda lasoo bandhigay.

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka digtay in la farageliyo Howlaha horudhaca u ah Doorashada Jubbaland.

Halkaan ka aqriso Warsaxaafadeedka Puntland kasoo baxay:-