War Deg Deg ah Shirkii Madaxda Maamul Gobaleedyada oo Dib udhac ku yimid.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa sheegaya in Maanta dib udhac ku yimid shirkii Lagu Madlsanaa Maanta.

waxaa soobaxaya warar sheegaya in shirkaas uu furmi doono maalinimada birita ah islamarkaana dib loogu dhigay arima farsmo darteed.

sidoo kale warar aan helnay ayaa Tilmaamaya in loo dhigay shirkaan biri ka dib madaxweynaha Konfur galbeed soomaaliya shariif xasan Shiikh Aadan, oo shalay Baydhabo ku daahay kana qeyb galay Aas loo sameeyay Hooyada dhashay Gudoomiyaha Golaha shacabka soomaaliya.

la soco Faah faahinta

Contact: Xafiiska Shabakada Allmareeg.online London, UK

Email : Allmareeg@gmail.com / Tel ÷447984240403